Dhagayso:- Xildhibaan Nuur Baadiyow oo sheegay in Mooshin aan dhamaystirnayn la hor keenay Baarlamanka

0

Nuur FaaraxXildhibaano ka tirsan Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa
ka hadlay buuq maanta hareyay Shirkii Baarlamanka Soomaaliya kadib markii Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka ay soo gudbiyeen Mooshin ka dhan ah Xukuumadda uu Hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Shirdoon.

Xildhiban Nuur Faarax Jaamac Baadiyow oo kamid ah Xildhibaanadii maanta ka qayb galay kulanka ayaa sheegay in la hor keenay Baarlamanka Mooshin aan dhamaystirnayn isla markaana ay wax badan ka dhimanyihiin.

Hoos ka dhagayso

Xildhibaan Nuur Baadiyoow