Dhagayso:- Ahlusunna oo War kasoo saartay Khilaafka ka dhex taagan Madaxda dowladda

0

Hogaanka sare ee Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ayaa maanta war kasoo saaray Khilaafka ka dhex taagan madaxda ugu sarays dowladda kaasoo bilihii laso dhaafay soo shaacbaxay.

SheekhC/risaaq Cali Mire  Ashcari Guddoomiyaha gollaha Fulinta  Ahlusunna oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay degmada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay Khilaafka madaxda iyo duufaanadii ku dhuftay deeganada Puntland.