Dhagayso:- Cali Madoobe oo ka hadlay Khilaafka Ra’iisul Wasaare Shirdoon iyo Xasan Sheekh

0

General Cali Madoobe oo kamid ah Siyaasiyiinta Jubbooyinka ayaa ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Madaxwayne Xasan Sheekh maxamuud.\

Cali Madoobe oo baryihii u danbeeyay ku sugnaa gobolka Gedo ayaa markii uu Muqdisho soo gaaray wuxuu ka hadlay Khilaafka cusub ee labada Masul.

” Aniga waxaan Muqdisho joogaa wax ka yar 24 saac wax badana kalama socdo arrinta khilaafka labadaasi Mas’uul oo ah mid afkooda  ah iyo mid warbaahinta ahba. Waxaana iska dhaca dacaayado marka warkeyga waxa uu ku xiran yahay . War jiraaba Cakaaruu iman” ayuu yiri Gen, Ali Madoobe.

 

Cali Madoobe