Muqdisho (AGGM): Wararka haatan soo dhacay ayaa waxay sheegayaan
in magaalada Muqdisho ay soo gaareen wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Kenya iyo Itoobiya.
Wasiiradaan ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho, waxaana wararka ay sheegayaan in hadda ay ku sugan yihiin Garoonka Muqdisho oo xubno kasocda wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya ay kulamo kula qaadanaayaan
Wasiiradaan ayaa goor dhaw waxay gaari doonaan halka uu ka socdo shirkaan, waxaana ay ka qeyb gali doonaan gaba gabada shirkaan.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com