Dr Axmed Faarax Ducaale ayaa maanta Hees wadani ah ka tiryay Xaflad balaaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho oo lagu soo bandhigayay Buug cusub oo laga qoray arimaha jubbooyinka halkaasi ka tiriyay Hees Wadani ah oo ruxday quluubta dadwaynihii shirka kasoo qayb galay.