Daawo Sawirada: Falaagada AlShabaab Oo Soo Bandhigay Dagaaladii Cuslaa Ee Kadhacay Jubbada Hoose.

0

dag8Qaar ka mid ah warbaahinta falaagada Al Shabaab ayaa waxay soo bandhigeen Sawiro ay kasoo qaadeen dagaalo saacadihii udambeeyey ka dhacay deegaanada Jubada Hoose iyagoo ku sheegay in guul laga gaaray dagaaladaasi.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa waxay ka mid tahay meelaha falaagada Al shabaab sheegeen inay dagaalada kula galeen ciidamada AMISOM iyo kuwa Somaliya ee galbinayey wafdigii Madaxweynaha ee Kismaayo tagay.

Halkaan ka daawo Sawirada Shabaab soo bandhigeen

dag11 dag10 dag9 dag8 dag7 dag6 dag5 dag4 dag3 dag2 dag1 dag dag12

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com