Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Maymuun Xaaji Cabdi Bariire.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun,Marxuumad Maymuun Xaaji Cabdi Bariire oo ku geeriyootay magaalada Bergen ee dalka Norway.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Maymuun Xaaji Cabdi Bariire, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaaji Cabdi Bariire, gaar ahaana Marwo Fariido Xasan Xaaji, Sayigeeda Cabdi Muuse Shiil iyo caruurtooda, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Maymuun Xaaji Cabdi Bariire, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Maymuun Xaaji Cabdi Bariire janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaar Ah Diraya:

Garaad Axmed Guufe

Nuur Cabdulqadir Ugaas

Maxamuud Cameey

Cawil Maxamed Geelle

Garaad Saciid Guure

Iyo Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Magaalada Odense dalka Denmark

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com