Maxaad Kala Socotaa In Gudoomiye Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Uu Leeyahay 146 Boos Oo Inatooda Badan Saaran Badweynta Hindiya?

0

tarsan cartoonAkhristoow Maxaad Kala Socotaa In Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Uu Leeyahay 146 Boos Oo Inatooda Badan Saaran Badweynta Hindiya?

Ururuka SOMALIA AGAINST CORRUPTION ayaa waxa ay heleen information bilow ah kaa oo sheegaya in Mr. TARSAN leeyahay 146 Boos oo inta badan saran Badweynta Hindiya, 1 shirkad oo Kaluumaysi ah, 6 Maqaayadood iyo 3 shirkadood oo dhismaha ah kuwaa oo Qandaraasyo ku qaata dib udhisida meelaha dowlada leedahay shirkadahaas oo inta badan dhisa dhismayaal macmal ah.

Warbxintan oo dhameeystiran dhawaan kala soco Allgalgaduud Media.

tarsan cartoon

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com