War Deg Deg Ah: Siyaasiyiin, Waxgarad Iyo Aqoonyahanada Beesha Sade Oo Shir Xasaasi Ah Uga Socdo Magaalada Muqdisho.

0

Breaking-NewsMuqdisho (AGGM): Wararka anaga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Siyaasiyiin, Odoyaasha Dhaqanka, Aqoonayahanda, Saraakiil iyo Haweenka beesha Sade uu shir xasaasi ah iminka uga socdo gudaha magaalada Muqdisho.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in shirkan xasaasiga ah lagu lafa gurayo xaalado badan oo ka jira gudaha dalka Soomaaliya.

Isku soo wada duuboo waxaa la filayaa waxa ka soo baxa shirkan in loo soo gudbin doono bahda saxaafada saacadaha soo socda.

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com