Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa laga bilaabo caawa oo ay taariikhdu tahay 18-10-2013 heesaha damaashaadka Sanad guuradi 44-aad ee Kacaanki barakeysnaa oo ku beega nmaalinta Isniinta ah oo ay taariikhduna tahay 21 Oktoobar, waxa kale oo aanu idiin soo bandhigi doonaa mudadaas aanu ku guda jirno Damaashaadka waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Madaxweyne General Maxamed Siyaad Bare.
Ha moogaan Maalinta Isniinta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21 Oktoobar in aan joojin doono dhamaan wararkeena kale, waxaana maalintaa oo dhan idiin soo gudbin doono waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee 21 Oktoobar.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/06/heesta-soomaaliyey-toosoo-YouTube.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Shalay Sidaan Ahayn 21-10-1969 ilaa 27-01-1991
Maanta Sidaan Nahay 23 sano kadib.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com