Dhageyso: Maleeshiyaad Ka Wada Tirsan Falaagada Al Shabaab Oo Ku Dagaalamay Magaalada Baardheere.

0

Militants of al Shabaab ride on pick-up trucks after displaying their weapons on the outskirts of MogadishuBaardheere (AGGM): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaasi ka bilowdeen dagaal xoogan oo udhaxeeya falaagada Shabaab ee mucaaradsan DF Soommaaliya.

Dagaalkan ayaa waxa uu dhexmaray maleeshiyo ugaar ah Axmed Godane oo weerar ku qaaday mid kamid ah horjoogeyaasha sareĀ  sare ee Kooxda falaagada Al Shabaab uqaabilsanaa gobolka Gedo.

Halkan Guji Kana Dhageyso Wareeysiga…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com