Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuumad Canab Xasan-oog Maax .

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed:Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 06/10/2013 magaalada Columbus ee gobolka Ohio ku geriiyootay Allaha u Naxariistee Marxuumad Canab Xasan-oog Maax.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Canab Xasan-oog Maax, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Maax, gaar ahaana Reer Cumar Caano Geel,  waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Canab Xasan-oog Maax, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu Marxuumad Canab Xasan-oog Maax janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com