Dhageyso:Xukuumada Oo Lagu Amaanay Waxqabadkeeda Sanadkii Ay Shaqeyneysay

0

01Muqdisho(AGGM) Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaamiyo R/wasaare Saacid ayaa muujisay dadaalo dheeraad ah oo loo aayay iyadoo sanadkii ay jirtay xukuumadu la timid waxqabad la taabankaro iyo horumarro dhinacyo kaladuwan lah.

Aqoonyahanno,  siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan ururada bulshada oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ku amaanay xukuumada waxyaabihii ay qabatay sanadkii ay jirtay, iyagoo ku booriyay xukuumada iney sii kordhiso dadaaladeeda kala duwan si loo gaaro horumarka aynu hiigsaneyo.

Dhageyso Warbixinta Oo Dhameystiran Kana Hadlaysa Waxqabadka Xukumadda Raisalwasaare Saacid

[ca_audio url=”http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/10/Halkan-Ka-Dhageyso-Warbixinta-Oo-Dhameystiran1.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com