Dhageyso: Warbixin Gaar ah: Jen. Ceydiid iyo Maraykanka.

0

mqdefaultMuqdisho(AGGM)Maanta 20 sano ka hor, waxaa dagaal dhex maray ciidanka Maraykanka iyo Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, ka dib markii kooxo Soomaali ahi ay dileen 24 ka mid ah askarta dalka Pakistan oo qeyb ka ahaa hawlgalkii UNISOM. Waxaana dagaaladaasi galaafteen nolosha kumanaan ruux ah kuwaasi oo u badnaa shacab.

Sidoo kale weerarkan waxaa uu galaaftey nolosha ciidamo Mareykan ah kuwaasi oo ka mid aha ciidamadii Unisom waxaana qaarkood meydadkooda la jiidjiiday Magaalada Muqdisho bartankeeda taasi oo cadaawad ku abuurtey shacabka Iyo dawlada Mareykanka,waxaana taasi sababtey in ciidamada mareykanku duqeymo xoogan ka geysteen xaafadaha magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso

[ca_audio url=”http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/10/03/dd5a5f10-fdde-47a0-a365-a777e94f5b30.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com