Dhageyso: Madaxweynaha Jubbaland Dr. Axmed Faarax Ducaale Oo Ka Hadlay Shirka Muqdisho Ka Furmaya.

0

ducaale1Muqdisho (AGGM): Madaxweynaha Jubbaland Dr. Axmed Faarax Ducaale oo ka
hadlay shirka dhawaan ka furmaya magaalada Muqdisho ee dib u heshiisiinta Jubbooyinka.

Dr. Ducaale ayaa waxa uu sheegay cidi doonaysa maslaxada iyo nabada ummada Soomaaliyeed ay soo fadhiistaan miiska wadahadalka, cidi diidana waxa ay muujinayaan inaysan dhulkan iyo dadkanba waxba ku laheeyn aayahooda oo ay awood shisheeye ku muquuninayaan.

Waxaan rajeenayaa in shirka loo qabto dadka ay wax ka dhexeeyaan ee reer Jubbaland ee aan loo joojin koox aan dhulka u nasab sheegan.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/Ducaale-.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Halkan Guji Ugana Dhageyso Mobilkaaga…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com