Dhageyso+Sawiro: Madaxweyne Xasan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Ohio

0

IMG_7124Ohio(AGGM) Madaxwaynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmahanba  booqasho ku joogay Maraykanka ayaa gaadhay magaalada Columbus ee gobolka Ohio oo ay degen yihiin Somali tiro badan.Madaxwaynaha ayaa kulamo la yeeshay Jaaliyada Somalida ee gobolka degen.

Falastine Axmed Iimaan aya khadka telephone ka kula xidhiidhay Cabdi Kaafi Yuusuf Aden oo ah wariyaha VOA da ee gobolka Ohio, waxaanu uga waramay socdaalka madaxwaynaha ee gobolkaasi.

Dhageyso

[ca_audio url=”http://realaudio.rferl.org/voa/SO/2013/09/23/4afd5884-0ec4-4cdd-bb5f-384753b46136.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com

IMG_5923IMG_7124IMG_7125IMG_7150IMG_7180IMG_7181