Dhageyso: Ilaaladi Gen. Fartaag Iyo Col. Indhoraadeer Oo Kismaayo Loogu Laayay Seebaad Gaariga Xoog Ugu Sheelareyseen.

0

top-newsKismaayo (AGGM):Weerar maanta qorax dhicii lagu qaaday gaariga qaaska ah ee Gen. Fartaag ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray qaar ka mid ahaa ilaaladi gen. Fartaag iyo Col. Yaasiin Indhoraadeer.

Nabadoon Maxamed Xuseen Isxaaq (Shiine) “Gaariga Gen. Fartaag ayaa waxa weerarka ku qaaday qaar ka tirsan maleeshiyo beeleedka Raaskambooni, iaygoo sabab uga dhigay weerkooda in gaariga uu darawalki waday aad u sheelareeyay ka dibna waxaa lagu yiri ma Kablalax ayaad ismooday. waa sida uu hadalka u dhigay’e.

Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa horey waxa ay uga digtay waxa ka socda magaalada Kismaayo inay ku dambeen doonaan sida hadda uu xaalku yahay.

Isku soo wada duuboo Gen Frataag iyo Col. Yaasiin ayaa waxaa maanta heeysata ” Ninki Qeyrki Loo Xiiroow Adna Soo Qooyso”.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/09/Voice_044.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Halkan Kagana Dhageyso Mobilkaaga….

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com