War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Iyo Wafdigiisi Oo Gaaray Magaalada Roma.

0

Breaking-NewsRoma (AGGM): Madaxweynha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdigi uu hogaaminaayo ayaa waxa ay dhawaan gaareen magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kadib markii ay kasoo duuleen magaalada Brussels ee dalka Belgiumka oo uu kusoo idlaaday shirkii midawga Yurub iyo Dowladda Soomaaliya ay wada marti galinayeen.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa la filayaa in ay kulamo la yeeshaan madaxda dalkaasi Talyaaniga inkasta oo aan la shaacin wali waxyaabaha ay kawada hadli doonaan

Wixii Kordha Safarka Madaxweynaha Kala Soco Allgalgaduud Media.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com