Kismaayo (AGGM): Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ninki labaad oo rayid ah hadda ay maleeshiyo beeleedka Raaskmabooni ku dileen gudaha magaalada Kismaayo.
Allaha U Naxariistee Marxuumka hadda la dilay ayaa isaguna waxa uu ka soo jeedaa beesha Sade, waana ninkii labaad oo mudo ka yar sideed saacadood gudahood lagu dilo magaalada Kismaayo.
Waxaan ku raad joognaa magacyada labada Marxuum ee ugu dambeeyay ee lagu dilay gudaha magaalada Kismaayo.
Waxii ka Soo kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com