Dhambaal Tacsiyeed: Inna Lillaahi Wa Innaa Ilay Raajicuun, Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad Oo Maanta Lagu Dilay Magaalada Kismaayo.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14/09/2013 magaalada Kismaayo lagu dilay Allaha u Naxariistee Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka Iyo Shaqaalaheeda, Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee, Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Nuur Siyaad Colaad, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo eheladi iyo qaraabadi Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaalkan Tacsiyeed Iyguna Si Gaar Ah U Diraya:

1- Yusuf Maxamed Wacays

2- Axmed Faarax Siyaad

3- C/qaadir Yuusuf Siyaad

4- Cabdi Black Yusuf Siyaad

5- Faarax Yusuf Siyaad

6- Gudiga Qurba Joogta Beesha Sade Ee North America.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com