Dhambaal Tacsiyeed: Inna Lillaahi Wa Innaa Ilay Raajicuun, Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad Oo Maanta Lagu Dilay Magaalada Kismaayo.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 14/09/2013 magaalada Kismaayo ay ku dileen maleeshiyo beeleedka Raaskambooni Allaha u Naxariistee Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad.

Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridaa naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee, Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Nuur Siyaad Colaad, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo eheladi iyo qaraabadi uu ka baxay Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Suldaan Gama’adiid Nuur Siyaad Colaad janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Dhambaalkan Tacsida Ah Diraya:

1- Suldaan Gurey Xaji Faarax

2- C/ladhiif Maxamed Cade

3- Axmed Maxamuud C/salaan

4- C/siis Maxamed Cigaal (Timodheere)

5- C/geesh.

6-Deeqo Yusuf Shire

7-Safiyo Axmed

8- Fowsiyo Faarax Shirdoon

9- Nur C/qaadir Ugaas

10- Amir Maxamed Calanle

11- C/kariin Cali Xoosh.

12- Deeq Cabdille Nuure

13- Shariif Sheekh Faarax

14- C/qani Labamadax

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com