Muqdisho(AGGM) Mid ka mid ah kooxahaa dolaalada ku yimid wadanka Soomaaliya isla markaasna ahaa Ajaaniib u dhashay wadanka mareykanka kaasi oo dawlada Mareynkanku aad u raadineyso isla markaasna dul dhigtey lacago aad u badan ayaa maanta soo bandhigey Filim mudo gaaban soconaya kaasi oo uu kaga hadlayo dhibaatada oo ku hayo shacabka Soomaaliyeed,waxaana uu si toos ah u eedeynayaa masuul ugu sareay Argagixisada calamiga.
Ugu dambeyntii waxaa uu sheegaya in isaga laftisu hadda ku sugan yahay meel keyn ah isla markaasna dhibaato lixaad leha y ku hayaan Kooxda Axmed Godane oo uu ku tilmamaay inuu ka been abuuray isla markaasna ku eedeyey waxyaalo aan suuro gal ahayn,waxana uu sheegay in la doonayo in isaga la dilo.
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com