Daawo: R/wasaare Saacid Iyo Wafdigiisi Oo Gaaray XARAMKA Ee Magaalada Barakaysan Makah.

0

said11MAKAH (AGGM):Wararka naga soo gaaraya magaalada barakaysan ee Makah ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen wafdigii balaarnaa ee uu hogaaminayay R/wasaaraha DF Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo halkaas ku Cumreesanaya XARAMKA.

R/wasaare Saacid iyo wafdigiisa ayaa maalmahan waxa ay ku sugnaayeen dalka Boqortooyada Sacuudi Careebiya, waxaana ilaa hadda la ogeeyn inta maalmood ee ay ku sii sugnaanayaan amaba ugasii ambabaxayaan.

said11

said12

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com