Dhageyso: Afhayeenka Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Sade Iyo Samaale Ee Jubooyinka Oo Sheegay Inay Qaadaceen Waxii Ka Soo Baxay Shirki Addis Ababa.

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Odoyaasha Dhaqanka
Sade iyo Samaale ee gobolada Jubboyinka ayaa waxa ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay ku qaldaneyd la hadalka Hogaamiye maleeshiyo beeled oo dadka uga soo duulay dalalka deriska la ah Soomaaliya.

Waxaa arrintaasi sheegay Afhayeenka Odoyaasha dhaqanka Sade iyo Samaale ee gobolada Jubbooyinka Nabadoon Xuseen Xasan Naaleeye.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_015.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com