Dhageyso: Dagaal Foolxun Oo U Dhexeeya Reer Miyi Kasoo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland.

0

gaalkacyoGaalakacyo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal foolxun uu ka ka dhex aloosan yahay reer miyi kasoo kala jeeda deegaanada Galmudug Sate iyo Puntland.

Nabadoon Cali Biriye Aroore oo  kamid ah odayaasha dhaqanka Galmudug State ayaa waxa uu la hadlay bahda saxaafada waxa uuna ka warbixiyay dagaaladan uu ku sheegay inay u dhaceen qaab aan dhaqan u ahaan jirin Reer Muduga in la laayo Haweenka, Caruurta ama la dhaco Ariga.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_006.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com