Dhageyso: Xildhibaan Maxamed Sheekh "Shirka Addis Ababa Waa Been Iyo Wax La Dhoobdhoobay".

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Xili ay wada hadalo la doonayo in lagu xaliyo khilaafaadka u
dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ka bilaabanayaan magaalada Addis Ababa ayaa waxaa soo if baxaya kacdoon ka dhan ah wadahadaladaas oo ay wadaan dadka kasoo jeeda deegaanada gobolada Jubbooyinka.

Xildhibaan Maxamed Sheekh oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka soo jeeda gobolada Jubbooyinka ayaa sheegay in wada hadaladaasi ay yihiin kuwa lala dhuuntay oo aan lagala tashan siyaasiyiinta rasmiga ah ee kasoo jeeda gobolka Sidaasi awgeedna waxii kasoo baxa in ay yihiin been iyo wax la dhoobdhoobay.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_025.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com