Dhageyso: Xiish Maxamed Axmed " Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Haddii Aysan Shirka Wadahadalada Addis Ababa Ku Qancin, Xabad Ayaan Ku Qancineynaa"…

0

ciidamada-dowladdaMuqdisho (AGGM): Xiish Maxamed Axmed oo kamid ah saraakiisha hogaamiya ciidamada Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale) ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxa uu bahda saxaafada u sheegay in maleeshiyo beeleedka Raaskambooni hadii aysan qaadan kuna qancin shirka ka waan waanta nabadeed ee ka furmay magaalada Addis Ababa ee ay wado dowladda Soomaaliya inay Xabad ku qancin doonaan.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_026.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com