Dhageyso: Shiino Macalin Nuurow "Hadii Dowladdu Ay La Heshiiso Axmed Madoobe Anagana Waan Ka Baxeynaa".

0

shiino-macalinBaydhabo (AGGM): Shiino Macalin Nuurow oo ah Kuxigeenka Maamulka Gobolka Baay horeyna u soo ahaan jirey Abaan duuliyaashii Jabhadii Dib RRA ayaa waxa uu maanta la qaatay kulan odoyaasha dhaqanka ee beelaha Digil Iyo Mirif.

Mudane Shiino Macalin Nuurow wuxuu manta kulankan la qaatay Malaaqyada Bay iyo Bakool ayaa wuxuuna usheegey in hadii Dowladdu ay Axmed Madoobe la heshiiso ay mudan tahay in Digil iyo Mirif dhamaantooda ay ka baxaan Dowladda taasoo aad loogu sacbiyey oo lagu wada farxay.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_028.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com