Dhambaal Tacsiyeed: Inaa lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Marxuum Sheekh Cali Axmed Qote.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Inaa lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Sheekh Cali Axmed Qote oo ku geeriyooday magaalada Columbus ee dalka Maraykanka, waxaan leenahay qaraabadii uu ka baxay Sheekh Cali Axmed Qote Samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo, isagana Janadiisii Fardowzaad Allaha ka waraabiyo, Sheekh Cali Axmed Qote waxuu ahaa nin aad  loogu yaqaanay Alle cabsi iyo cibaado,waxaana leenahay angoo ku hadlayna magaca jaaliyada uu ka soo jeeday Samir iyo iimaan Allaha nagasiiyo isagana qabrigiisa alaha u waasiciyo Aamiin.

Waxaan halkaan sigaar ah uga tacsiyeynaynaa walaalkeen Xasan Sheekh Cali oo ah xubin gudiga ka mid ah waxaana leenahay walaal Aabe Samir iyo iimaan ilaahay hanaga siiyo isagana janadii fardowsa ahayd haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aaamiin…

Waxaa Tacsidaan Diraya Dadka Hoos Ku Qoran.
 
1- Suldaan Gurey Xaji Farax.
2- C/ladhiif Maxamed Cade.
3- Axmed Maxamuud C/salaam.
4- C/siis Maxamed Cigaal (Timodheere).
5- Cabdi Geesh.
6- Mustaf C/salaam Xasan Kooshin.
7- Garaad Khaliif.
8- Deeqo Yusuf Shire (Deeqo Sonna)
9- Safiyo Axmed.
10-Fowsiyo Faarax Shirdoon.
11- Deeq C/lle Nuure.
12- Shariif Sheekh Faarax.
13- C/kariin Cali Xoosh.
14- C/qani Labamadax.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com