Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Laqanyo "Hay’adaha Gobolka Hiiraan Ka Howlgala Waa Inay Na Tusaan Waxa Ay Qabtaan".

0

laqanyoBaladweyne (AGGM): Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa mudo Todobaad ah u qabtay hay’adaha ka howlgala halkaas ineey kusoo muujiyaan wax qabadkooda.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee doowlada Soomaaliya, Cabdi Faarax Laqanyo ayaa mudo Todobaad ah u qabtay in hay’adaha ka howlgala Gobolka ay mudo 7aad ah kusoo muujiyaan wax qabadkooda, waxaana todobaadka loo qabtay hadii ay kusoo muujin waayaan wax qabadkooda maamulka uula xisaabtami doono.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_020.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com