Innaa Lillaahi wa,innaa Ilahayhi raajicuun , waxaa hawada tacsi tiiraanyo leh uwada marinayaa dhamaan Qoyska rer Shire Warsame Guuleed , uu ka geeriyooday Maxamed Shire Warsame ( Dabcasar) oo ahaa Oday qiima weyn ku lahaa Qoyska rer Kooshin diini , waxaan Illaahay u waydiinayaa in uu Jannadii ka waraabiyo, Ehelkii uu ka geeriyooday oo aanu ka mid nahayna samir iyo iimaan illaahay nagawada siiyo si qaas ah xaasaskii iyo Ilmihii uu katagay Illahay samir ha idin ka siiyo isna Janno Fardowsa ayaanu Illaahay u weydiinay.
Tacsidaan waxaa si wada jir ah hawada u marinaya Rer Jaamac Calijiir .
Cumar Jaamac Cali-jiir
Maxamed Cumar jaamac
Ayaan Cumar Jaamac
Faxaaan Cumar Jaamac
Faysal Cumar jaamac
Hooyo Barni Faarax Naaleyee
iyo sidoo kale Wiilo Faarax Xayle
Maxamed Cabdi-cade jaamac
Nasro Cabdi-Cade Jaamac
Canaba Jaamac Cali jiir
Cabdi-suldan jaamac Cali-jiir
Maxamed Cabdi-Suldan Jaamac
Ubax Cabdi-suldan Jaamac
Nasro Cabdi-suldan Jaamac
Burhaan Sh. Axmed Jaamac
Cali Sh. Axmed Jaamac
Cismaan Sh. Axmed Jaamac
Ibraahin Sh. Asxmed Jaamac
Aadan Sh. Axmed Jaamac
Cabdul-qaadir Sh. Axmed Jaamac
xiireey Cismaan Jaamac
Deeqa Cismaan Jaamac
Nadiifa Cismaan Jaamac
Maxamed Cali Jaamac
Farxiyo Cismaan Jaamac
Deeq Jaamac Cali-jiir
Cabdi-kariin jaamac Cali-jiir
Maxamed Cabdi-kariin Jaamac
Aadan Cabdi-kariin Jaamac
Canyeex Cabdi-kariin Jaamac
Maxamuud Cabdi Jaamac
Cabdisamad Maxamed Jaamac
Cabdullaahi Cabdisamda Maxamed
Axmed-taajir Cabdisamada Maxamed
Maxamed Cabdisamad Maxamed
Faarax Cabdisamad Maxamed
Nasro Cabdisamad Maxamed
Maxamuud Bashiir maxamed
Maxamed Bashiir Maxamed
Mahad Bashiir Maxamed
Jaamac Bashiir Maxamed
Deeqa Bashiir Maxamed
Cabdi wali Maxamed Jaamac
Aadan Cabdiwali Maxamed
Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac
Faarax Cabdiraxmaan Maxamed
Xaliimo Cabdiraxmaan Maxamed
Indhayare Cabdiraxmaan
Cali Maxamed Jaamac
Jibriil Cali Maxamed
Nadiifo Cali Maxamed
Waayeel Cali Maxamed
Dhamaan Qosyka rer Jaamac Cali jiir oo aan halkan lagu soo wada koobi karin waxay tacsi tiiraanye leh hawada u marinayaa geeridii naxdinta lahayd eek u timid Adeer Maxamed Shire Warsame( Dabcasar) inagoo si qaas ah tacsidan hawada umarinayna dhamaan rer Shire Warsame Guuleed , iyo caruurtii uu Adeer ka tagay , waxaana leenahay Illaahay miisaan kiisa xasanaad si fudud ha u siiyo Janno Fardowsana haku abaal mariyo Aaamiin
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com