Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Shire Warsame.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Maxamed Shire Warsame (Dabcasar).

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Col. Maxamed Shire Warsame (Dabcasar), waxaa halkan dhambaal tacsi uga direynaa Dhamaan Reer Shire Warsame gaar ahaana Reer Maxamed Shire Warsame oo ku kala nool Dunida Dacaladeeda iyo dalkeena.

Waxaan Dhambaalkan Tacsida Ah Si Gaar Ah U Diraya.

Col. Maxamed Aden Dhoore (Elji) iyo Xaaskiisa Xaawo Maxamed Shire

Nabadoon Maxamuud Aden Cali (Ceeljiid)

Nabadoon Muuse Cali Madoow

Nabadoon Maxamed Aden Carab

Iyo Dhamaan Jaaliyada Denmark

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com