Qardho Oo Gubtey Sanaadiiqdii Doorashooyinka Puntland (Sawiro)

0

DSC00747-650x487Garoowe(AGGM) Shacabka magaalada Qardho ayaa maanta gubay Sanaadiikhdii Doorashada ee magaalada la keenay kadib dagaal saacado badan socday oo dhexmaray shacabka iyo ciidamadii waday Sanaadiikhda oo ka yimid magaalada Garowe.

Shacabka ayaa gacanta ku dhigay gaarigii ay saarnaayeen sanaadiikhda codbixinta, sida aad ku arki doontaan Sanaadiikhda ayaa ahaa kuwo horey looga soo buuxiyey waraaqaha cododka oo wada xiran, qaarna waxna kuma jirin, waxaana sanadiikhdan goob fagaare ah ku gubay shacabka.

DSC00742DSC00747-650x487DSC00754DSC00762-650x487DSC00753

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com