Dhanbaal Tacsiyadeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Shiikh Nuur Faarah Golleey.

0

tacsi1Dhanbaal Tacsiyadeed: Innaa lilaahi waa innaa ileyhi raajacuun, Waxaa maanta oo ay Taariikhu Tahay 14/07/2013 Ku geeriyooday  Magaalada Barmingham ee Dalka Ingiriiska Alaha u naxariistee Marxuum Maxamed Sheekh Nuur Faarax Golleey.

Allaah  hawnaxariistee marxuum Maxamed Sheekh nuur Faarah Goleey ayaa ku geeriyooday cusbitaal kuyaal Magaalada Barmingham oo uu maalmo ku xanuun sanayay.

Dhamaan annagoo aad uga tiiraanyeeysan geerida naxdinta leh ee  ku timid alaha u naxariistee Marxuum Maxamed  Sheekh Nuur Faarax  ayaan waxaan halkaan uga tacsI Tiiraanyoleh uga direeynaa  Eheladii Qaraabadii Caruurtii iyo qoyskii uu ka tagay  Marxuum Maxamed  in Ilaah samir iyo iimaan kasiiyo Marxuumka  ilaah Jannatu Fardawsa Ka waraabiyo

Waxaa Tacsida diraya.

1 Eng. Cabdiraxmaan Ibraahim Booloow

2 Nabadoon Calidhuux Mirre Siyaad

3 Suldaan Cadceed Cabdi Wacays

4 Abwaan Xuseen Shire Ciyaar Jecel

5 Dr. Cabdi Shire Ciyaarjecel

6 Ugaas  Xassan Shire Ciyaarjecel

7 Dr. Diini Shire Ciyaarjecel

8 Ciro Shiikh Maxamed Cabdule Baarcade

9 Sheekh Mahamuud Muuse Qayloow

10  Jaamac Cabdi Axmed

11 Ayeeyo Dhubaddo Siyaad Warsame

12 Ayeeyo Mulaaxo Siyaad Warsame

13 Xalaawi Cadceed Siyaad

14 Xaliimo Booloow Ibraahim

15 Saaqo Booloow Ibraahim

16 Hani Booloow Ibraahim

17 Cabdi Samad Booloow ibraahim

18   Wariye Cabdifitaax Dhaadeey

19 Maryan Siyaad Warsame Aareey

20  Baar Gamadidd Nuur.

Dhamaan intaan iyo inkaloo badan oo kala jooga gudaha dalka iyo Dibadda waxaay  markale  tacsi tiiraanyo leh  hawadda u marinayaan  Ehelkii Qaraabadii iyo  saaxiibadii uu ka geeriyooday Marxuum  Maxamed Sheekh Nuur Faarax Ilaah Jannatu Fardawsa hageeyo dhamaana qaraabadii iyo caruurtii iuu ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo aamiin aamiin aamiin .

Cabdifitaax Dhaadeey
London,UK

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com