Shirkan jaraa.id waxaa qabtey qaar kamid ah jaalliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladan london ee dalka ingariiska,shirkan jaraa.id waxaa xooga lagu saarey tacadigii ciidamada kenya ay ka geysteen dagaaladii ka dhacay magaalada kismaanyo ee gobolka jubbada hoose.
Dagaaladaas oo si arxan la.aana madaafiic culus loogu garaacay xaafadaha magaalada kismaanyo sida ay sheetey xukuumada DFS iyo dad rayid ah oo goob jooge ka ahaa dhacdadaas arxan darada ah oo ay ciidamada kenya ka geysteen magaalada kismaanyo.
Shirkii jaraa.id oo dhamaystiran hoos ka daawo
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com