Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaan halkaan uga tacsiyaynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha U Naxariistee Marxuum Xaaji Maxamed Mire oo Xalay ku geeriyooday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, waxaanan leenahay samir iyo iimaan alaha ka siiyo dhamaan qaraabadii uu ka baxay gaar ahaan caruurtiisii iyo xaasaskiiba isagana Allaha ka waraabiyo Janatul Fardowza aamiin aamiin.
Waxaa taidaan diraya magacyada hoos ku qoran.
1- Suldaan Gurey Xaaji Faarax.
2- C/ladiif Maxamed Cade.
3-C/casiis Maxamed Cigaal Timodheere
4-Axmed C/salaan Khabiirka
5-Sh Xasan Sh Cali Axmed.
6-Mustaf C/salaan
7-Deeqo Yuusuf Shire.
8-Safiyo Axmed.
9-C/geesh.
10- Deeq Caabi Xasan.
11- Deeq C/lle Nuure.
12-Amiir Maxamed Calanle.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com