Fadeexad Kismaayo: Waa Kuma Cabdinaasir Guure Faarax Jeer?

0

jeerAkhristoow shabakada Allgalgaduud Media caawa waxa ay idiin soo bandhigeynaa waxna idinka bareynaa dhaqanka dadka iskugu tagay magaalada Kismaayo ee leh waxaan dhiseynaa maamul la magac baxay Jubbaland ee ay soo wareesanayaa qaar kamid ah shabakadaha Soomaalida.

Haddaba waa su’aale waa kuma ninka ay websideyada amaba shabakadaha  Soomaalida ay u yaqaanaan aqoonyahan. siyaasi rug cadaa ah Mr. Cabdinaasir Guure Faarax Jeer maalin walbana ay ku jahwareerinayaan bulshoweynta Soomaaliyeed ee xaqa u leh inay xaqiiqda ka ogaadaan guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan arrimaha cakiran ee magaalada Kismaayo

Mr Cabdinaasir Guurer Faarax Jeer ayaa waxa uu kamid yahay qurbajoogta Soomaaliyeed ee qaxootiga ku ah dalka Ingiriiska gaar ahaan waqooyiga magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Akhrisotoow run aahaanti umma ay baahna baaritaan iyo in laga qoro qoraal dheer oo leeydinku sharxayo taariikhda madoow ee Mr. Cabdinaasir Guure Faarax Jeer balse nala akhriso qoraaladan soo socda.

Halkan Hoose Ka Akhriso Hab Dhaqanka Iyo Taariikhda Mugdiga Ah Ee Mr.Cabdinaasir Guure Faarax Jeer.

Halkan Guji Kana Akhriso Been Abuur Iyo Hanjabad Uu Sameeyay Mr. Cabdinaasir Guure Faarax Jeer.

Halkan Guji Kana Akhriso Been Abuur Mr. Cabdinaasir Guure Faarax Jeer Oo Sheegtay Afhayeen Dowladd Goboleedka Puntland.

Halkan Guji Kana Akhriso Been Abuur Iyo Hanjaab Cabdinaasir Jeer Uu Diray Mid Kamid Shabkadaha Soomaaliyeed.

Halkan Guji Kana Akhriso Cabdinaasir Jeer Oo Akhriso Cabdinaasir Jeer Oo Ku Been Abuurtay Madaxweynihi Puntland Gen. Cade Muuse.

Haddaba akhristoow waxaan filaynaa akhristoow  inaad waxbadan ka barateen Mudane Cabdinaasir Guure Faarax Jeer oo aad hadda kadib ka foojignaan doontaan wararka uu ku jahwareerinayo bulshada, waxaana rajeynaynaa shabakadaha Soomaaliyeed ee wareesiyada been abuurka ah la yeelanaya in ay ka waantoobaan faafinta wararka been abuurka ah ee Mudane Cabdinaasir Guure Faarax Jeer.

Cabdinaasir Jeer ayaa ku sugan hadda gudaha magaalada Kismaayo waxa uuna aad ugu ololeeyaa shirka lagu sheegay in lagu yagleelayo maamul ay sameesanayaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo qudhiisu ah mid lagu been abuuranayo beelaha daga goboladaas oo aan goob joog ka aheen shirka fashilmay ee Kismaayo. halkan hoose ka daalaco Mr. Cabdinaasir Jeer sida uu ugu ololeeyo unna aflaageedeeyo mid kamid ah Siyaasiyiinta rug cadaaga ah beesha Sade isagoo ku sugan gudaha magaalada Kismaayo.

Halkan Guji Kana Dhagayso Isaga oo Aflagaadenayo Col. Bare Aden Shire.

Halkan Guji Kana Dhageyso Isagoo Sheeganaya Afhayeenka Cumar Cabdirashii Cali Sharmaake.

Halkan Guji Kana Dhageyso Isagoo Laga Wareesanayo Shirka Kismaayo.

Waxaa xaqiiqo ah in shirka Kismaayo uu fashilmay balse Inta caqliga iyo cilmiga saaxiibka u ah ayaa waxa ay la yaaban yihiin in kooxaha soo abaabulay shirka shirqoolka ahaa ee magaalada Kismaayo ee fashilmay iyo afhayeenadood, markii ay fashilmeen in ay saxaafada u soo adegsadaan Cabdinaasir Jeer si uu aflaageedo mas’uuliyiinta beelaha kale una faafiyo beenti ay bulshoweynta Soomaaliyeed horey ugu barateen ayaa waxaa ay daliil u tahay weliba marag ma doonto ah in shirki lagu shirqoolayay Ummada Soomaaliyeed uu fashilmay halka ay iyagu ka baqayaan iney ceebi ka raacdo amaba beri lagula xisaabtamo wareeysiyada ay siiyaan shabakadaha Soomaalida amaba idaacadaha gudaha Soomaaliya.

Isku soo wada duuboo akhristoow qoraalkeenan uunbaa ahaa mid aan ummada ku tuseyno fashilka iyo foolxumada uu ku dambeeyay shirka Kismaayo iyo dadka horboodaya amaba u ololeenaya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com