Wararki Ugu Dambeeyay Maanta Iyo Xaalada Magaalada Kismaayo.Daawo

0

KISMAAYOKismaayo (AGGM): Wararka naga soo gaaraya maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saaka aroorti ilaa hadda ay magaalada Kismaayo ay ku hooreeyso nimco rabbi oo ay ku diirsadeen dadk iyo duunyadaba.

Dhinaca kale roobabkan ayaa waxa ay dhibaatooyin u geeysteen dadka barakacayasha ah oo ilaa xalay guryahooda biyaha ugu soo galeen, waxa ayna dalbadeen in gargaaro deg deg ah lala soo gaaro

Waxaa dagan gabi ahaan xaalada magaalada Kismaayo, mana ay jiraan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo mid coladaadeedba.

Isku soo wada duuboo dadka magaalada Kismaayo ayaa maanta wejiyadooda waxaa ka muuqanaysay xasilooni iyo farxad.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com