Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Xaaji Xaashi Iyo Reer Xaaji Bashiir.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta laheed ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Mulaaxo Xaaji Xaashi oo 3/05/2013 ku geeriyootay magaalada Seattle Ee Dalka Mareykanka, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaaji Xaashi iyo dhamaan Reer Xaaji Bashiir, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Dadka Dhambaalkan Tacsiyeed Diraya Ayaa Kala Ah;

1. Jaamac Maxamed Daan Ku Guudle (Jamac Dhagaf) iyo Xaaskiisa Xaadsan Axmed Gureey Xaashi
2. Maxamed Xade Cigaal Jaamac
3. Yusuf Cade Cigaal Jaamac
4. Axmed Maxamed Daan Ku Guudle (Axmed Dhibe) iyo Xaaskiisa
5. Cali Maxamed Daan Ku Guudle (Cali Baxar)
6. Balal Maxamed Daan Ku Guudle
7. Baashi Maxamed Daan Ku Guudle
8. Cabdi Qadar Maxamed Daan Ku Guudle (Xudumeey)
9. Faadumo Maxamed Daan Ku Guudle
10.Xaliimo Maxamed Daan Ku Guudle
11.Ruqiyo Maxamed Daan Ku Guudle
12.Sahro Maxamed Daan Ku Guudle
13.Maryan Maxamed Daan Ku Guudle

Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com