Dhambaal Tacsiyeed Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Abwaan Cabdi Maxamed Aw-magan (Cabdi Galayax) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Addis Ababa.

0

Cabdi Galayax1(1)Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ialyhi Raajicuun waxaa Xalay oo ay taariikhdu ahayd 04/05/2013 ku geeriyooday magaalada Addis Ababa Ee Dalka Itoobiya Allaha u Naxariistee Marxuum Abwaan Cabdi Maxamed Aw-magan (Cabdi Galayax)

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyoonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Abwaan Cabdi Maxamed Aw-magan (Cabdi Galayax) waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan ummada Soomaaliyeed, gaar ahaana  Reer Maxamed Aw-magan iyo Reer Cabdi Galayax, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuum Abwaan Cabdi Maxamed Aw-magan (Cabdi Galayax), waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Abwaan Cabdi Maxamed Aw-magan (Cabdi Galayax) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Maamulka Iyo Shaqaalaha Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com