Waa Heesteena Labaad Iyo "Soomaaliweyn".*Dhagasyi Wacan*

0

calanka somaliaWaa Heesteena Caawa Iyo “Soomaaliweeyn”.
*Dhagasyi Wacan*
Xaqaa Waligii Cadoo Ma Waarayo Qabiilkuye
Xaqaa Waligii Cadoo Ma Waarayo Qabiilkuye
Miyaa Soomaaliweeyn Daneeyste Matali Karaa

Xaqaa Waligii Cadoo Ma Waarayo Qabiilkuye
Xaqaa Waligii Cadoo Ma Waarayo Qabiilkuye
Miyaa Soomaaliweeyn Daneeyste Matali Karaa

Wadankeeygu Waa Banaadir Waamo iyo Gedo Weeye Wadankeeygu
Wadankeeygu  Waa Bakool Marka Iyo Baladweeyne Wadankeeygu
Wadankeeygu  Jowhar Weeye Mudug Iyo Galguduud Wadankeeygu

Wadankeeygu Waa  Bosaaso Badhan Iyo Ceerigaabo Wadankeeygu
Wadankeeygu Boorame Iyo Burco Weeye Wadankeeygu
Wadankeeygu Waa Hargeeysa Berbera iyo Saylac Weeye Wadankeeygu

Wadankeeygu Waa Cadaado, Garoowe,Waa Doolow Wadankeeygu
Wadankeeygu Waa Gaalkacyo Iyo Hobyo Weeye Wadankeeygu
Wadankeeygu Waa Mid Qura, Wadankeeygu Waakaa
Wadankeeygu Waa Mid Qura, Wadankeeygu Waakaa

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/05/Hees-cusub-Somaliweyn-luuqdii-Fanaanad-qaran-Saado-Cali-Warsame.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com