Fikirkaaga Dhiibo: Yaad U Dooran Lahayd Labadan Musharax Madaxweynaha Jubbaland.

0

faadumoShabakada Allgalgaduud Media ayaa waxa ay todobaadkan idiin soo bandhigeysaa maalin walba laba musharaxiinta kii aad u dooran lahayd Madaxweynaha Jubbaland.

Maadaama ay haweenka musharixiinta ah ku yar yihiin doorashada la sheegay inay ka dhaceyso magaalada Kismaayo ayaan waxaan tartan galin doonaa musharax Marwo Faadumo Bare Ugaas Axmed iyo dhamaan ragga musharinta ah si aan u ogaano haddii shacabka cod laga qaadayo cida ay siin lahaayeen.

Isku soow ada duuboo maanta waxaan ugu hormarinyeenaa musharixiinta Axmed Madoowe iyo Faadumo Bare Ugaas Axmed.

Fiiro Gaar ah; Adiga oo aan caaytamin fadlan fikirkaaga ku reeb qeybta Comments-ka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com