Safiirka Soomaaliya Ee Itoobiya Siciid Yuusuf Nuur Oo Ka Warbixiyay Shirka IGAD.*Dhagayso*

0

Siciid Yuusuf NuurAddis Ababa (AGGM): Shirkan oo ay codsatay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka qayb galay qaar kamid ah Wadamada IGAD iyo sidoo kalena waxaa goobjoog ka ahaa Wadamada Ciidamada nabad ilaaliyeyaasha ah ka joogaan Soomaaliya.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Ethiopia Siciid Yuusuf Nuur oo la hadlay idaacada VOA ayaa waxa uu sheegay in kulankan ay kasoo qayb galeen dowladdaha ku bahoobay ururka IGAD isla markaana lagu falanqeeynayay Xasilinta deegaanada ay Ciidamadda dowladda iyo kuwa AMISOM iyo Ethiopia kala wareegeen falaagada mayalka adag ee Al Shabaab.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/04/Voice_008.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com