Ma Shalay Bay Saxnaayeen 1991, Mise Maanta Bay Saxan Yihiin 2013?

0

axmed cumar jeesCol. Axmed Cumarjees ayaa maanta waxa uu ka mid yahay qolyaha u ololeenaya arrimaha maamul u sameenta Jubooyinka iyo Gedo.

 

Haddaba Haddaad Video-ga Si Wanaagsan U Daawatay  Su’aalaha Isweeydii Jawaabtoodana Adinka Ayaa Idiin Deeynay.

1- Yaa Daaroodeey Haddii Ay Shaqeen Weeyday 1991, Makula Tahay In Ay Shaqeenayso Yaa Daaroodeey 2013, Weliba Adigga Oo Eegaya Maanta Xaalada Deegaanada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia?

2-Daarood Ma Waxuu Isu Baahnaa 1991 Mise Waxa Uu Isu Baahan Yahay 2013?

3- Hawiye Dulaan Ma Waxuu Ahaa 1991 Mise Waxa Uu Duulaan Yahay 2013?

4- Mase Na Qabataa Ninki Shalay Laga Difaacayay Jubbooyinka Iyo Gedo Inuu Maanta Yiraahdo Maamul Baan Wada Sameysanaa Iyo Yaa Daarood Aheey?

5- Ninka Sidaan U Hadlayay 1991, Maantana Naleh Maamul Aanu Sameesano U Jeedkiisu Maxuu Yahay.

Jawaabahaas Adinkaan Idiin Deeynaynaa.

Fiiro Gaar Ah: Nin Walbaa Inta Uu Kuu Jirsado Ayaa Loo Jirsadaa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com