Xog Culus: Dib U Raaca Taariikhda Iyo Col. Axmed Cumar Jees 1991.*Daawasho Wacan*

0

axmed cumar jeesDib U Raaca Taariikhda Iyo Col. Axmed Cumar Jees 1991.*Daawasho Wacan*

Col. Axmed Cumarjees ayaa hadda waxa uu ka mid yahay qolyaha u ololeenaya arrimaha maamul u sameenta Jubooyinka iyo Gedo.

 

Haddaba Haddaad Video-ga Si Wanaagsan U Daawatay  Ka Jawaaba Su’aalaha Jawaabtooda Adinka Aan Idiin Deeynay.

1- Yaa Daaroodeey Haddii Ay Shaqeen Weeyday 1991, Makula Tahay In Ay Shaqeenayso Yaa Daaroodeey 2013, Weliba Adigga Oo Eegaya Maanta Xaalada Deegaanada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia?

2-Daarood Ma Waxuu Isu Baahnaa 1991 Mise Waxa Uu Isu Baahan Yahay 2013?

3- Hawiye Dulaan Ma Waxuu Ahaa 1991 Mise Waxa Uu Duulaan Yahay 2013?

Jawaabahaas Adinkaan Idiin Deeynaynaa.

 

Cabdi Cabdulaahi Cismaan
Kismaayo, Soomaaliya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com