Agaasimaha Isbitaal Madina Oo Sheegay In Xaaladooda Caafimaad Ay Soo Hagaagayso Qaar Kamid Ah Dhaawacyadi Shalay La Geeyay Isbitaalka.*Dhagayso*

0

Isbitaal_MadiinaMuqdisho (AGGM): Agaasimaha isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho Dr. Maxamed Yusuuf ayaa sheegay inay shalay soo buux dhaafiyeen isbitaalka dhaawacyada dadki faraha badnaa ee shalay wax yeelada kasoo gaartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/03/Dr-Maxamad-Yuusufagaasimaha-isbitaalka-madiina-.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com