Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun, Marxuum Suldaan Cali Saafi Maxamed Faarax.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed, Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun,waxaa magaaladaa Jigjiga ee dalka Itoobiya ku geeriyooday taariikhdu markay ahayd 14-03-2013 Allaha u Naxariistee Marxuum Suldaan Cali Saafi Maxamed Faarax.

Annaga oo ka tiiraanyonayna waxaan halkan dhambaal tacisyeed uga direynaa dhamaan Reer Maxamed Faarax, qooyski eheladi iyo dhamaan inti taqaanay Marxuum Suldaan Cali Saafi Maxamed Faarax, waxaana Alle subxaanahu watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuum Suldaan Cali Saafi Maxamed Faarax-na uu janadi fardowza ahayd ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin.

Waxaa Dhambaalkan Tacsiyeed Diraya:

1-  CABDI MUSE MRE
2- CUMAR JAMAC MIRE
3- C/SAYID MAX,ED MIRE
4- SICIID MAX,ED MIRE
5- C/QADIR MSE MIRE
6- DEQO MUSE MIRE
7- C/CASIIS MUSE MIRE
8- NASRO MAX,ED MIRE
9-KHADRO JAMAC MIRE
10-MAX,ED JAMAC MIRE
11-C/SHAKUR LAMACMIRE
IYO DHAMAAN REER MIRE “HALAC”

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com