Qarax Goordhow Ka Dhacay Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho.

0

breaking_news-620x3301Muqdisho (AGGM): Wararka naga soo garaaya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow uu qarax ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa ilaa hadda la ogeeyn noociisa ayaa goordhow ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Ma ay jiraan illaa hadda warar faah faahsan oo ku saabsan qaraxan oo kasoo baxaya mas’uuliyiinta amniga magaalada Muqdisho.

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com