Afhayeenka Shirka Wadtashiga Beesha Sade Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Magaalada Garbahaarey.*Dhagayso*

0

Garbahaarey1Garbahaareey (AGGM): Wararka naga soo gaaray magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi uu shir jaraa’id ku qabta afhayeenka shirka wadatashiga beesha Sade Nuur Siyaax Ilix.

Afhayeenka ayaa waxa uu ka warbixiyay qabaki shirka uu dhacay iyo natiijidadi kasoo baxday.

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/02/afhayeenka_shirka_garbahaarey.mp3-audio-mpeg-Objekt.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com