Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Sade Oo Qaadacay Qaabka Lagu Wado Maamul U Sameynta Jubbaland.*Daawo Video-ga*

0

top newsMuqdisho (AGGM): Waxgaradka, Siyaasiyiinta iyo Saraakiisha beesha Sade ayaa waxa ay maanta kulan balaaran ku yeesheen magaalada oo ay uga soo horjeedaan maamul u sameeynta Jubbaland

Ugu horeey furitaanka kulanka ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Siyaasiyiin, Saraakiil iyo waxgaradka Beesha Sade, waxa ayna sheegeen inay aad iyo aad muhiim u tahay in la dhagaysto baaqa ay u dirayaan qolyaha ku hoowlan maamul u sameeynta Jubbaland.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com